DHAGEYSO:Macallimiin aan ka soo jeedin Mandera oo dhaliilay kuwo codsanaya in halkaasi laga wareejiyo

0
275

Macallimiinta dhalasho ahaan ka soo jeeda gobollada kale ee wadanka ee ka shaqeeya ismaamulka Mandera ayaa cambaareeyay barayaal dhawaan hor tagay xarunta guddiga adeegga macallimiinta ee TSC ee magaalada Nairobi iyagoo dalbanaya in dowlad deegaankaasi laga soo wareejiyo sababo amni darro awgood.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan faahfaahinaya.