DHAGEYSO:Maamulka KEMSA oo daawooyin ku wareejiyay dowladda ismaamulka Mombasa

0
240

Maamulka qaabilsan soo iibinta iyo qaybinta agabka caafimaadka ee KEMSA ayaa daawooyin ku wareejiyay dowladda ismaamulka Mombasa.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan dhameystiraya.