DHAGEYSO:Maamulka Jubbaland oo gubay maandooriye iyo lacag faalis ah

0
480

Xafiiska xeer ilaalinta dowlad goboleedka Jubbaland iyo ciidanka booliska degmada Kismaayo ayaa meel fagaara ah ku gubay lacag faalis ah iyo daroogada xashiishka .
Mowlid Cabdi Kulmiye ayaa qodobkan oo faahfaahsan soo diray