Maamulka dugsiga sare ee gabdhaha ee Moi oo ku yaalla ismaamulka Mandera ayaa beeniyay wararka sheegaya inay dhimatay gabadh uu ku dhacay cudurka daacuunka.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan faahfaahinaya.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Maamulka dugsiga Moi ee Mandera oo beeniyay inay geeriyootay gabadh ardayad ah