Maamulayaasha dugsiyada sare ee ismaamulka Mandera ayaa cabasho ka muujiyay lacagaha ay dowlada ismaamulkaasi ardayda uga bixiso qarashaadka tacliinta oo ay sheegayaan in aynan ahayn kuwo ku filan.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan oo faahfaahsan Mandera ka soo diray.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Maamulayaasha dugsiyada sare ee Mandera oo ka cabanaya lacagaha ay bixiso dowladda...