DHAGEYSO:Maamulayaasha dugsiyada hoose dhexe ee dalka oo shir ku yeelanaya Mombasa

0
170

Waxaa magaalada Mombasa ee gobolka Xeebta shirkooda sanadlaha ah ku yeelanaya maamulayaasha dugsiyada hoose dhexe ee wadanka ee ku mideysan ururka KEPSHA .
Kulanka oo soconaya shan cishe ayaa la soo gabagabeyn doonaa 10-ka bishan 11-aad oo ku beegan Jimcada waxaana warbaahinta Star arrinkan uga warramay qaar ka mid ah maamulayaasha ka soo jeedo Waqooyi Bari ee shirka ka qayb galaya sida uu warbixintan ku eegaya Maxamad Cabdi Bootaan.