DHAGEYSO:Maalinta caalamiga ee ka hor tagga isticmaalka maandooriyaha oo laga xusay Mombasa

0
109

Waxaa ismaamulka Mombasa lagu qabtay xuska maalinta caalamka ee ka hor tagga isticmaalka maandooriyaha oo sanad kasta loo dabbaal dego 26-ka bishan June.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan oo faahfaahsan Mombasa ka soo diray.