DHAGEYSO:Maalinta caalamiga ee Cagaarshowga oo laga xusay Muqdisho

0
437

Munaasabad lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee Cagaarshowga ayaa shalay galab lagu qabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda soomaaliyeed.
Dr. Cismaan Maxamuud Dufle oo ah dakhtarka cudurrada beerka saameeya ayaa ka hadlay khatarta cudurkan.

Dr.Maxamad Maxamuud Fuuje oo ka mid ah dhakhaatiirta soomaaliyeed ayaa dhankiisa xusay in loo baahan yahay wacyigelin ku aaddan qaadashada tallaalka ka dhanka ah cudurkan