DHAGEYSO:Lix qof oo isku qoys ah oo ku dhintay dab ka kacay magaalada Kericho

0
389

Lix qof oo isku qoys ah ayaa ku dhintay magaalada Kericho ka dib markii uu dab ka kacay gurigii ay deganaayeen.
Dabkan ayaa la sheegay inuu ka dhashay batari qarxay, taas oo keentay musiibadan.
Lixda qof ayaa hurdayay xilligii uu dabka qabsaday hooygooda.