DHAGEYSO:Labo ka mid ah culimada Garissa oo ku baaqay in laga fiirsado shakhsiyaadka hoggaanka loo dooranaya

0
380

Iyadoo uu qorshuhu yahay in 9-ka bisha Siddeedaad ee sanadkan ay wadanka ka dhacdo doorashada guud ayay Sheekh Maxamad Daauud iyo Sheekh Bashiir Sheekh Xasan oo ka mid ah culimaauddiinka magaalada Garissa dadweynaha ku boorriyeen inay xilalka hoggaanka u doortaan shakhsiyaad bulshada si caddaalad ah ugu adeegaya.