Guddoonka golaha shacabka ee baarlamaanka dalka Soomaaliya ayaa xildhibaanada ku wargeliyay in maalinta Arbacada uu jiro kulan wadajir ah oo ay yeelanayaan labada gole ee baarlamaanka.
Guddoomiyaha ku xigeenka koowaad ee golaha shacabka Soomaaliya Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji ayaa wargelintan ku dhawaaqday.
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Labada gole ee baarlamaanka Soomaaliya oo yeelanaya kulan wadajir ah




