DHAGEYSO:Laamaha ammaanka oo loogu baaqay inay tallaabo ka qaadaan dadka dhibaateeya Dameeraha

0
233

Duqii hore ee deegaanka Fafi ee ismaamulka Garissa, Nuur Barre Cali ayaa si weyn u cambaareeyay dadka dhibaateynaya Dameeraha ay ku xamaashaan.
Waxaa uu ugu baaqay laamaha ammaanka inay tallaabo adag ka qaadaan dadka sida arxaan darrada ah ula dhaqmaya Dameeraha.