Wararka Kenya DHAGEYSO:Laamaha ammaanka ee Garissa oo digniin ka soo saaray dhaca taleefoonnada By star - October 25, 2022 0 321 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Guddoomiyaha dowladda dhexe u qaabilsan ismaamulka Garissa ayaa sheegay in tallaabo sharciyeed laga qaadi doono shakhsiyaad dadweynaha ka dhaco taleefoonnada iyo waxyaabo kale. Bishaar Axmad Dhaqane ayaa qodobkan faahfaahinaya. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2022/10/Bishaar-Axmad-Garissa.mp3