Guddoomiyaha ururka macallimiinta ee KUPPET Omboko Milemba ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedeymo uga yimid dhanka dalladda kale ee KNUT.
Waxaa uu sheegay inaynan sax ahayn in qaar ka mid ah macallimiintii ka tirsanaa KNUT ay ku biireen KUPPET.
Mas’uulkan ayaa carrabka ku adkeeyay in xeerarka u degsan aynan u oggolayn in macallin urur kale xubin ka ah ay la soo wareegaan oo ay ururkooda ka diiwaangeliyaan