DHAGEYSO:Kulan looga hadlayay tallaalka cudurka dabaysha oo maanta lagu qabtay magaalada Mandera

0
505

Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari ayaa faahfaahinaya

Wasaaradda caafimaadka ee dalka ayaa sabtida tallaal ka dhan ah dabeysha ka daahfuri doonto ismaamullada kala ah Mandera, Isiolo, Wajir, Garissa, Lamu, Tana River, Kilifi, Mombasa, Kitui, Machakos, Kajiado, Kiambu iyo Nairobi.
Waxaa lagu bartilmaameedsanayaa in ka badan 3.4 milyan oo carruur ah wuxuuna soconayaa ilaa 26-ka bishan May.