Kulan looga hadlayay Kordhinta kuraasta haweenka u sharaxan Baarlamaanka Soomaaliya labadiisa Gole ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.
Waxaaa kulankaan Soo qabanqaabishay hay’ada Sooseeyo waxaana ka qaybgalay ururada kala duwan ee Haweenka kuwaasoo sheegay siday lagama Maarmaan u tahay in haweenka Qayb Weyn ku yeeshaan Hogaanka dalka.
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Kulan looga Hadlayay kordhinta Kuraasta Haweenka ee Baarlamaanka oo Muqdisho lagu Qabtay