DHAGEYSO:Kulan looga hadlay doorashada Soomaaliya oo Baydhabo lagu qabtay

0
454

Xildhibaannada labada aqal ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee laga soo doortay deegaannada maamulka Koonfur Galbeed iyo madaxweynaha maamulkaasi ayaa kulan looga hadlayay arrimaha doorashooyinka iyo khilaafaadka soo kordhay ku yeeshay magaalada Baydhaba.
Madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamad (Lafta Gareen) ayaa sheegay inaysan aqbalayn waxa uu ku tilmaamay in maamulka Koonfur Galbeed lagu xadgudbayo.