Waxaa ismaamulka Mombasa ka dhacay shir looga arrinsanayay sida lagu xaqiijin karo in saraakiisha dowladda ee intii ay xilalka hayeen ku takriifalay kheyraadka dadweynaha looga hor istaagi lahaa inaysan u tartamin jagooyinka hoggaanka.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan oo dhameystiran Mombasa ka soo diray.