DHAGEYSO:Kulan dhexmaray dowladda iyo dhakhaatiirta Mombasa oo natiijo la’aan kusoo dhammaaday

0
631

Ka dib markii uu burburay wada hadal u socday dhaqaatiirta ismaamulka Mombasa iyo maamulka dowlad deegaankaasi, ayaa waxaa halkaasi ka dhaqangalay shaqo joojin ay ku dhawaaqeen maalmo ka hor ururka dhakhaatiirta dalka ee laantooda Mombasa.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa faahfaahinaya