DHAGEYSO:Ku xigeenka madaxweynaha dalka oo sheegay inuunan jirin qof u geeriyooday saameynta abaarta

0
300

Madaxweyne ku xigeenka dalka Rigathi Gachagua ayaa xilli uu xalay ka qayb galay munaasabad afur ah oo lagu qabtay xarunta shirarka caalamiga ee KICC ee magaalada Nairobi waxaa uu sheegay in ilaa iyo hadda uunan jirin qof kenyaan ah oo u geeriyooday saameynta abaarta.
Waxaa uu carrabka ku adkeeyay in gargaar cunno la gaarsiiyay ismaamullada ay abaarta sida gaarka ah u saameysay oo ay ka mid yihiin kuwo waqooyi bari.