Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Ku dhawaad 2,000 oo qof oo indha fiiq loogu sameynaya Dhoobley By star - October 6, 2021 0 393 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Isbitaalka magaalada Dhoobley ee maamulka Jubbaland ayaa waxaa ka socda barnaamij indha fiiq ah oo ay ka faa’iidaysanayaan 1,800 oo qof sida uu ku soo warramayo Maxamad Baaruud Xuseen oo halkaasi safar shaqo ku joogo . https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2021/10/Baaruud-Dhoobley.mp3