Booliska dowlad deegaanka Mombasa ayaa sheegay inay baaritaano ku hayaan kooxo burcad ah oo dadka khaqal galinaya kuwaas oo sido kale dhac u gaysanayaa
Baraitaanka Booliska ayaa imaanaya ka dib markii kooxo ku hubaysan baagado iyo hubab kale ay weerer ku qaadeen dad shacab ah kuwaas oo dhac u gaysnayaa.
Shacabka Mombasa oo cabasho ka muujiyay burcadaas ayaa dowlada ugu baaqay inay talaabo ka qaado.