DHAGEYSO:Koox looga shakisan yahay Al-Shabaab oo weerarro ka gaysatay deegaanno ka tirsan ismaamulka Mandera

0
399

Xarumaha shirkadda isgaarsiinta ee Saafaricom ee deegaannada hoose Lbiixiya iyo Alungu oo hoos yimaadaan deegaan baarlamaaneedka Lafey ee ismaamulka Mandera oo la weeraray.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim (Cabdiqafaar Happy) ayaa faahfaahinaya