DHAGEYSO:Koox gaareysa 300 oo ku duushay dhul beereed ku yaalla Naivasha

0
317

Waxaa lagu soo warramayaa in koox gaareysa 300 oo qof ay ku duuleeen dhul beereed ku yaalla deegaanka hoose Ndabib oo ka tirsan deegaan baarlamaaneedka Naivasha ee ismaamulka Nakuru.
Dadkan ayaa la sheegay inay qorsheynayaan in dhul beereedkaasi ay tabcadaan.
Milkiilayaasha dhul beereedka lagu soo duulay ayaa booliiska ku eedeeyeen inuusan arrintan wax ka qaban