DHAGEYSO:Kismaayo oo laga xusay maalinta adduunka ee caafimaadka dhimirka

0
407

Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ku qabatay kulan lagu xusayey maalinta caafimaadka dhimirka ee adduunka.
Maxamad Ibraahim Washington ayaa qodobkan oo dhameystiran soo diray.