DHAGEYSO:Kisii: Nin reerkiisa dib ugu soo laabtay 34 sano ka dib

0
308

Waxaa muddo 34 sano ah ka dib qoyskiisa oo ku nool ismaamulka Kisii dib ugu soo laabtay Joseph Nyan’ga Adima.
Waxaa uu hoosta ka xarriiqay in markii hore uu u gudbay dhanka ismaamulka Turkana maadaama uu ka mid ahaa shakhsiyaadka dhisa buundooyinka balse uunan dib ugu soo laaban reerkiisa.
Joseph iyo qaar ka mid ah xubnaha qoyskiisa ayaa dareenkooda la wadaagay warbaahinta.