DHAGEYSO:Kindiki: Marnaba lama aqbali doono in gudaha wadanka ay ka dhacaan dibadbaxyo siyaasad salka ku haya

0
225

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo maamulka qaran Prof. Kithure Kindiki ayaa sheegay in aanan marnaba la aqbali doonin in gudaha wadanka ay ka dhacaan dibadbaxyo rabshadeysan oo siyaasad salka ku haya.