DHAGEYSO:Khalalio oo ka tirsan Mandera oo degmo laga dhigay

0
347

Waxaa ismaamulka Mandera lagu qabtay xaflad lagu maamuusayay aqoonsiga degmo ee deegaanka hoose ee Khalalio taasoo ay mas’uuliyiin kala duwan ka qayb galeen.
Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari ayaa qodobkan faahfaahinaya