DHAGEYSO:Kenyaanka oo saadaaliyay in sanadkan isbadal dhici doono

0
465

Qaar ka mid ah Kenyaanka dalka ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay sanadkan Cusub 2024-ka ,iyagoona rajaynaya in isbadal uu dhici doono
Waxaa ay rajo ka muujiyeen in sicir bararka dalka uu hoos u dhici doono.