DHAGEYSO:Kenyaanka oo loogu baaqay inay xilli hore iska baaraan xanuunnada kilyaha

0
329

Kenya ayaa ka mid ah waddamada caalamka ee maanta laga xusaya maalinta kilyaha.
Qaar ka mid ah dadweynaha ayaa dowladda ugu baaqay inay bukaannada qabo xanuunnada kilyaha garab ku siiso bixinta qarashaadka ay ku sifeeyaan.

Sidoo kale howlwadeennada caafimaadka ayaa shacabka ka codsaday inay xilli hore tagaan isbitaallada si loo baaro oo loo xaqiijiyo in kilyaha qofka ay cilladeysan yihiin iyo in kale.
Waxay sidoo kale ku taliyeen in qofka uunan ka cabsan inuu bukaanka u bixiyo killidiisa si loogu beddelo maadaama tani ay tahay caqabad taagan.