DHAGEYSO:Kenyaanka oo ka hadlay miisaaniyadda maanta la soo bandhigaya

0
272

Iyadoo galinka dambe ee maanta dowladda dhexe ay baarlamaanka la wadaagi doonto qorshaha miisaaniyad sanadeedka 2023/2024-ka ayay qaar ka mid ah dadweynaha oo arrinkan dareenkooda ka dhiibtay waxay ku baaqeen in la dhimo qiimaha waxyaabaha daruuriga ah.

Ganacsatada  muruq maalka ah sida  wadayaasha mootooyinka ayaa  maamulka madaxweyne  William Ruto ka codsaday  inuu  ka soo baxo ballanqaadyadii uu u sameeyay xilligii ololaha doorashada ee sanadkii hore  oo uunan  nolosha ku sii adkeyn.