Dadka ku nool deegaanka Molo ee ismaamulka Nakuru ayaa ka dayriyay qiimaha maciishada, ka dib markii qiimaha shidaalka uu sare u kacay .
Waxaa ayna dowlada dhexe ee dalka gaar ahaana madaxweyne Uhuru Kenyaatta ugu baaqeen inuu wax ka qabto sare u kaca ku yimid cunooyiinka daruuriga ah iyo qiimaha shidaalka oo heer sare marayo.