Hoggaamiyaha xisbiga Wiper, Kalonzo Musyoka ayaa sheegay inuusan taageeri doonin musharrax kale oo isu soo sharrixi doono xilka madaxtinimo ee doorashada guud ee 2027-ka.
Waxaa uu sheegay inuu yahay musharraxa ugu wanaagsan ee xilka madaxtinimo kala wareegi kara madaxweynaha dalka William Ruto.
Siyaasiyiinta xubnaha ka ah xisbiga Wiper ayaa carrabka ku adkeeyeen inay qasab tahay in Kalonzo uu ka mid noqdo musharraxiinta xilka madaxtinimo ee doorashada guud 2027-ka.
Guddoomiyaha ismaamulka Machakos , Wavinya Ndeti ayaa sheegtay in xilli hore ay isku diyaarinayaan doorashada guud ee soo socota.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Kalonzo Musyoka oo sheegay inuu yahay musharraxa ugu wanaagsan ee xilka kala...