Maamulka masjidka uu dhismaha ku socdo Al-Ansaar ee magaalada Bangal ee ismaamulka Tana River ayaa ka codsanaya muslimiinta inay ka qayb qaataan dhismaha masjidkaasi.
Wixii aad awoodda waxaad ku diri kartaa Pay bill No: 4084475 ama nambarka +254725 250501