DHAGEYSO:Jeer nin ku dishay Naivasha

0
450

Waxaa lagu soo warramayaa in mid ka mid ah shaqaalaha shirkadda maareynta bullaacadaha ee magaalada Naivasha ee ismaamulka Nakuru ay xalay jeer dishay.
Wararka ayaa intaasi ku daray in qofkan ay soo gaareen dhaawacyo culus ka dibna markii la geeyay isbitaalka Naivasha uu geeriyooday.
Dadweynaha ayaa walaac ka muujinaya in saddexdii bilood ee ugu dambeeyay ay jeerta halkaasi ku soo badatay taaso halis gelisay noloshooda.