DHAGEYSO:Jaaliyadda soomaaliyeed ee dalka Netherlands oo maanta dhigay dibadbax ka dhan ah Itoobiya

0
250

Waxaa dibadbax maanta jaaliyadda Soomaaliyeed ee Netherlands ay ka sameeyeen afaafka hore ee maxkamadda caalamiga ee cadaaladda ee ICJ ee magaalada Hague iyagoo ka soo horjeeda heshiiskii badda ee Itoobiya iyo maamulka Somaliland.
Mowliid Maxamad Shuuriye ayaa arrintan ka wareystay guddoomiyaha jaaliyadda soomaaliyeed ee dalka Netherlands iyo wariye Axmad Nuur Maxmad Cabdullaahi Yogol.