DHAGEYSO:Isticmaalka waddooyinka Mombasa oo si caadi ah ku soo laabtay ka dib saameyntii roobabka

0
225

Waxaa sidii caadiga ahayd ku soo laabtay xaalka waddooyinka magaalada Mombasa ka dib saameyn dhanka isku socodka ah oo ka dhalatay roobab culus oo shalay halkaasi ka da’ay.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya.