DHAGEYSO:Ismaamulka Mandera oo 460 milyan oo shilin waxbarashada uga bixinaya ardayda dugsiyada sare

0
155

Barasaabka ismaamulka Mandera Maxamad Aadan Khaliif ayaa daahfuray barnaamij ardayda dhigata dugsiyada sare looga bixinaya qarashaadka waxbarashada wuxuuna sheegay in sanad maaliyadeedkan ay deeqdan u qoondeeyeen 460 milyan oo shilin.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan faahfaahinaya.