DHAGEYSO:Ismaamulka Kajiado oo lo’da lagu iibinaya 500

0
336

Xoolo dhaqatada ismaamulka Kajiado ayay saameynta abaarta ee daba dheeraatay ku qasabtay in neefkii lo’da ah ay ku iibiyaan 500 oo shilin ka hor inta aynan abaarta galaafan.
Ariga ayaa neefkii lagu iibinaya 100 shilin.
Waxay sheegayaan in tani aynan wax faa’iido ah ugu jirin balse aynan waddo kale u furnayn maadaama ay u baahan yihiin inay noloshooda maareeyaan.