Hay’ad ka shaqeysa arrimaha samafalka oo laga leeyahay wadanka Kuwait ayaa howlo qalliin indhafiiq oo lacag la’aan ah u samaysay qaar ka mid ah dadka aragga naafada ka ahaa ee ku nool xeryaha qaxootiga ee Dadaab taasoo ay ka mahadceliyeen dadkii barnaamijkan ka faa’iiday.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan oo faahfaahsan Dadaab ka soo diray.