DHAGEYSO:In ka badan 600 oo qoys oo deeq raashiin ah loogu qaybiyay Dadaab

0
214

Waxaa deeq raashiin ah oo ay ku afuraan la gaarsiiyey qaar ka mid ah dadka ku nool xeryaha dhagahley iyo IFO sida uu faahfaahinaya Maxamad Baaruud Xuseen