DHAGEYSO:In ka badan 1,000 ah kutubta quraanka oo laga qaybiyay markaska Majlisil- macaarif ee Kilifi

0
190

Waxaa markaska Majlisil- macaarif Al-Islaamiya oo ku yaalla deegaanka Kikambala ee ismaamulka Kilifi laga qaybiyay kutubta quraanka kariimka oo ah in ka badan 1,000.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan dhameystiraya.