DHAGEYSO:Howlgallo laga sameeyay deegaanka Jana Cabdalle

0
339

Ciidanka xoogga dalka soomaaliya iyo kuwa Jubbalanad oo is kaashanaya ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanka Jana Cabdalle oo dhawaan lagala wareegay Al-Shabaab.
Maxamad Ibraahim Washington ayaa qodobkan Kismaayo ka soo diray.