Mid ka mid ah hooyooyinka soomaaliyeed oo la daala-dhacaysa xanuun ay dhakhaatiirtu sheegeen in looga daweeyn karo ilaa 600,000 oo shilin ayaa bulshada ka codsatay inay caawiyaan.
Wakiil wareedka warbaahinta Star ee Nairobi Yuusuf Muxumad Cali ayaa la kulmay warbixintanna ka diyaariyay
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Hooyo u baahan daryeel caafimaad sidoo kalena ku daruufaysan Nairobi oo caawimaad...