DHAGEYSO:Hooyo muslimiinta ka codsatay in garab istaag u muujiyaan ka dib markii gurigeeda u gubtay

0
281

Hooyo ku nool ismaamulka Wajeer oo uu ka gubtay gurigeeda islamarkaana aan waxba haysanin ayaa waxaa ay umadda soomaaliyeed ka codsaneysa in ay soo caawiyaan.
Cabiraxman Mucaawiye ayaa faahfaahinaya

Si hooyadan loo garab istaago, waxaa lagala xiriira karaa nambarka ah 0799123869