DHAGEYSO:Hooyo la il-daran xanuunka Kansarka oo bulshada caawimaad ka codsatay

0
147

Waxaa laga dayrinaya xaaladda caafimaad ee hooyo Soomaaliyeed oo ku xanuunsan xerada xaqootiga ee Dadaab.
Ehelkeeda iyo culimada deegaanka Dadaab ayaa codsaday in la soo caawiyo hooyada xanuunsan.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan ku eegaya.

Si loo caawiyo hooyada xanuunsan, waxaa lagala xiriiri karaa nambarka ah 0726994900