DHAGEYSO:Hooyo ku nool Wajeer oo ay ka xanuunsan tahay gabadh dhalan 5 bilood oo muslimiinta codsi u dirsatay

0
284

Hooyo ku nool ismaamulka Wajeer ayaa muslimiinta ka codsatay garab istaag maadaama ay ka xanuunsan tahay gabadheeda yar oo 5 bilood dhalan oo xaaladeeda caafimaad wax looga qaban waayay gudaha wadanka.
Warbixintaan waxaa Wajeer ka soo diray wariyaheenna Cabdiraxmaan Mucaawiye

Si loo caawiyo hooyadan waxaa lagala xiriiri karaa namabarrada kala ah 0722774333, 0720871003 ama Tiil No: 8179338