DHAGEYSO:Hooyo ku nool Mandera oo uu wiil ka xanuunsan yahay oo muslimiinta codsi u dirsatay

0
243

Hooyo ku nool ismaamulka Mandera ayaa muslimiinta ka codsatay garab istaag maadaama uu ka xanuusan yahay wiilkeda islamarkaana ay wajahayaan duruuf nololeed.
Warbixintaan waxaa Mandera nooga soo diray wariyaheenna Cabdiqafaar Cumar Ibraahim.

Si loo caawiyo hooyadan waxaa lagala xiriiri karaa 0706016371