Canab Geeddi Maxamad oo ka mid ah hooyooyinka ku nool xerada qaxootiga ee IFO ayaa isku xil qaantay korinta carruurta bannaanka lagu soo tuuro waxayna howshan soo waday muddo dheer iyadoo ay arrinkan gacan ku siiyaan hay’adaha daryeela ubadka.
Maxamad Baaruud Xuseen ayay uga warrantay waxyaabaha ay bulshada kala kulanto.




