DHAGEYSO:Hooyo iyo carruurteeda oo hooy la’aan ku ah Islii oo caawimaad codsanaya

0
386

Waxaa bulshada muslimiinta ah inay soo caawiyaan ka codsatay hooyo danyar ah oo ku sugan xaafadda Islii ee deegaanka Kamukunji oo haysata carruur agoon ah kuwaasoo aan haysan meel rasmi oo ay seexdaan iskaba dhaaf fursad waxbarasho.
Wakiil wareedka warbaahinta Star ee Nairobi Yuusuf Gaas ayaa warbixintan ku eegaya

Haddaba, cidii dooneyso inay caawiso fadlan kala xiriir nambarka ah +254729410035